HAMABALYO AROOS
Hambalyo. Hambalyo…Hambalyo.. Dhamaan qoyska Reer Dauud Qalinle Fahiye iyo Asxaabtooda qaliga waxay hambalyo Aroos udirayaan Maareeyaha Xawalada Camuud Express ee Gobolada Somaliland Boqor: CALI JAWHAR CISMAAN CUMER & Boqorada: HODAN CABDI CABDILAHI ) oo uu saaka meherkoodu ka dhacay Magaalada Borama, Gaar ahaan Rays Hotel. …
waxay dhamaantood ugu ducaynayaan in uu ilaahay u barakeeyo boqorka iyo boqorada ,awlaadiyo uduriyad khayrqabta kala siiyo waxan ugu ducaynayaa ducadii ( Rasuulka CWS) BARAKAALAAHU LAKUMAA WA BARAKA CALAYKUMAA WAJAMACA BAYNAKUMAA FII KHAYR OW BARAKAH,
Aabo Dauud Qalinle faahiye iyo Hooyo maryan bile cabdilahi
Habo caasha bile cabdilahi iyo Aabo abdilahi cilmi odax
Xildhibaan, C/qani Dauud Qalinle
Wallalo Qaasim Duud Qalinle
Dahir cabdilahi cilmi
Mukhtar Duud Qalinle
Cabdirashiid cabdilahi cilmi
Mukhtar Nuur xuseen
Ayaanle Maxamuud SH Abdilahi
Axmed Cumer Caare
Abdirahman cisman qalinle
Abdirahman samriye muumin
Khadar Cabdilahi Cumer
Jimcaale Hussein migane
Axmed Dahir Hussein
Abdirashiid Ciise Muuse
Raxma Dauud Qalinle , caruurteeda iyo Sayigeega Mahdi Maxamud
Abuboker mahdi maxamud
hana mahdi Maxamud iyo
qaasim yare mahadi maxamud
Hinda Duud Qalinle, caruurteeda iyo Sayigeega Maxamud Adam
Maxamed Amin Maxamud Adan
Abdifatax Maxamud Adan
Adeero Ahmed CIge (cidgal) iy Edo Xaali Daahir Qalinle
Layla Ahmed Cige iyo caruurteeda
Abdirahman Ahmed Cige
Gulled Ahmed CIge
Sharmaake ahemd cige
Aabo abdilahi qalin faahiye iyo hooyo Hibo Cumar adan
Dhamaan qayska reer abdilahi qalinle faahiye waxay hambalyo dhalasho u dirayaan nimco daaud qalinle oo wiil ugu dhashay dalka jabouti ee casimada jabouti
Abdirahaman abdilahi qalinle
Abdiwasac abdilahi qalinle
Abdiqani abdilahi qalinle
Khadra abdilahi qalinle
Muna abdilahi qalinle
Raxma abdilahi qalinle
Mahamed kadar abdilahi qalinle
Dhamaan reer qalinle faahiye iyo Asxaabtooda qaliga waxay dhamaantood ugu ducaynayaan in uu ilaahay u barakeeyo boqorka iyo boqorada ,awlaadiyo uduriyad khayrqabta kala siiyo waxan ugu ducaynayaa ducadii ( Rasuulka CWS) BARAKAALAAHU LAKUMAA WA BARAKA CALAYKUMAA WAJAMACA BAYNAKUMAA FII KHAYR OW BARAKAH,
Amiin Amiin Amiin