Dhamaan hawul wadeenada ()iyo dhamaan ardayda jamacada camuud, macalimiinta jamacada camuud iyo Dhalinyarada oo dhan waxay hambalyo aan la soo koobi karin u diyarayaan boqorka khadar cabdilahi cumar iyo boqorada bushra maxamed bashiir oo uu maanta meherkoodu ka dhacay HOTEL RAYS ee magalada borama waxaan leehay barakalaahu lakuma wabaaraka calaykum wajamaca bayna kumaa filkhayr waxaan leenahay noqda kuwii isku wara ubad khayrlena kala hela waxaan leenahay reerkii lagu nastee lagu nagadee wadajiree nabad gala allahayo inaga yeel aaaaaaaaaaaamin aaaaaaaaaaaaamin
↧
HAMBALYO AROOS BOQOR KHADAR CABDILAHI CUMER IYO MARWADIISA BUSHRAD
↧