Dhamaan hawlwadeenada Shabakada Caalamiga ah ee Harowonews waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqor Muxuyadiin Muuse Cabdillaahi iyo Boqorad Hodan Daahir Fadan oo arooskoodu Caawa ka dhacey dalka Jarmalka waxaan arooska iyo aroosada leenahay noqda qoyskii isku waara ubad khayr qabana kala hela aamiin aamiin aamiin.
Arooska waxaan u ciyaareynaa heestan.