Quantcast
Channel: Harowo.com » Tahniyado
Viewing all articles
Browse latest Browse all 14

Shabakada Harowo iyo Hawlwadeenadeeduba waxay Hambalyo Aroos u Dirayaan Boqor Abdirisaq Mohamed Barkhad(Camuudi) iyo Boqorada Samiira Axmed Muhumed oo Maanta Meherkooda ka Dhacay Magaalada London + Dua Qaaliya

$
0
0

marBahda shabakada caalamiga ah ee Harowo News iyo Halwadeenadeeduba waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Qoraaga Da’da yar ee Boqor Abdirisaq Mohamed Barkhad(Camuudi) iyo Boqorada Samiira Axmed Muhumed oo Galabta uu meherkooda ka dhacay Masjid Jaamaca weyn ee Edmonton oo ku yaala Magaalada London.

Waxaanan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela aamiin aamiin, waxaanan ugu ducaynayna inuu ilaahay idiin barakeeyo daqiiqad kasta oo noloshiina ka mid ah. aamiin amiin.

بَارَكَ اللهُ لَكَ، وَبَارَكَ عَلَيْكَ، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْر

“Allah bless you, and may He send blessings upon you, and may He unite you both in good.”


Viewing all articles
Browse latest Browse all 14

Trending Articles