Aniga oo ah Cabdirisaq Mohamed Barkhad (Camuudi) waxaan hambalyo iyo boggaadin u dirayaa Eng. Ahmed Mohamed Yabaal iyo Marwadiisa Ubax Osman Abdillaahi Shamax oo dhawaan meherkoodu ka dhacey Hutel Rays oo ku yaalla magaalada Borama.
Sidoo kale waxaan hambalyo u dirayaa Prof. Mustafe Faarah Mohamoud iyo Marwadiisa Drs. Xabiiba Xaaji Mahdi Ibraahim Khayre oo meherkoodu ka dhacey Hutel Rays oo ku yaalla magaalada Borama.
Labbada qoys waxaan Illaahey uga baryayaa in u ka yeello reero isu waara ubad khayr qabbana kala hela aamiin aamiin aamiin.