Quantcast
Channel: Harowo.com » Tahniyado
Viewing all articles
Browse latest Browse all 14

Hambalyo uga Dirayaan Meherka Boqor Ibraahim Xabeeb & Boqorada Khadra Cali Cismaan

$
0
0

hambalyo meher

Aabo cali cismaan miicaad , hooyo Ruun Sh.Siciid Sh.Xasan Nuuriyo & Caruurtooda, dhamaan reer Sh.Siciid Sh.Xasan Nuuriyo waxay dhaleen iyo waxay sii dhaleenba waxay halkan hambalyo uga dirayaan meherka boqor Ibraahim Xabeeb & boqorada Khadra Cali Cismaan oo meherkoodu ka dhacay caasimada killilka shanaad ee Jigjiga bishu markay ahayd 4/01/05

waxay ilaahay uga baryayaan inuu ka dhigo kuwii ubad khayr qaba kala hela bash bash iyo barwaaqanaku noolaada amiin amiin aamiin

Abdirisaq Muuse Ahmed


Viewing all articles
Browse latest Browse all 14

Trending Articles